Warengruppen

 

Lieferbedingungen


Dumarka Laqabo oo kaga Wanaagsan kuwa kale e carmalka ah Khubaro American ah, ayaa soo ogaaday in dumarka laqabo ama xaaska ah ay ka nolol dheer yihiin dumarka aan ragga lahayn ama la furo ee carmalka ah iyo kuwa aan guursan intaba. Lowreson oo ka mid ah Macalimiinta Machadka (american statistical information) isla markaana ka tirsan jaamacada Michigan ee dalka Mareykanka ayaa waxay sheegtay in macluumaadka baaritaanadii la sameeyey ilaa sanadkii 2010-kii lagu ogaadey ama ay kasoo baxday in haweenka la qabo ee ragooda la nool ay ka cimri dheer yihiin haweenka aan la qabin ee la furo ama aan guursanba ee iyagu aan rag la nooleyn mudo dheer.
Daraasadan oo lagu qoray jariirada sida weyn uga faaloota arimaha qoyska iyo lamaanaha ayaa waxa ay sheegtay in lagu sameeyey in ka badan nus malyuun haween Mareykan ah isla markaana la ogaadey inay aad hoos ugu dhacday dhimasha da dumarka laqabo ilaa sanadihii 1986 ilaa 2010. Waxaana daraasadani sheegtay in dhimashada dumarka aan la qabin am lafuro ama aan la guursan) ee cadaanka ah ay aad uga badan tahay kuwa la qabo ee ragooda la nool. Macalimadda, ayaa qeexday in cimri gaabnida ay ku sheegeen dumarka bilaa camalka ah in laga yaabo inay ugu wacan tahay dhaqaalaha soo galaya oo yar oo ku keena walbahaar xaga nolosha ah iyo iyagoon helin taageero xaga niyada ah oo ay ka helaan xukuumada ama ururada madaxa banaan ee ka shaqeeya arimaha bulshada maadaama ay kaligood nool yihiin haweenkaasi mudo dheer oo aanay la noolayn rag arimahaa ka caawiya.

Today we are Risk of Differents Extremist and right-wing patriotes who will Create division the People of the World

Xag jirnimadda kasoo socota reer Galbeedka iyo dagaalka Diimaha


Ce monde a été créé pour développer deux actions ce que mâle et femelle nier toute personne si peu de respect les uns des autres et commencent à se marier elle ou lui pour produire de beaux enfants assez courageux et honteux d'être BIG LAS et Gay
Diese Welt wurde geschaffen, um jeweils zwei alte Aktien zu wachsen, was männlich und weiblich leugnen jede Person so wenig Respekt einander und beginnen sie zu heiraten, oder ihn zu produzieren schöne Kinder mutig genug und beschämend zu BIG LAS und Homosexuell sein
Questo Mondo stato Creato per crescere tutti cosa due parti maschile e Femminile nessuno persona po negare quindi rispettare l'un l'altro e cominciare sposare Lei o Lui per produrre belli bambini coraggio basta e vergognoso essere LAS BIG e Gay



 

Optionen


Warenkorb
Bestellformular
Lieferbedingungen
Info
Sitemap
E-Mail
Home