Shinoshop
Cumar filish Oo Wada Qorshe Halis ku ah Dadka ku nool Caasimada Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee degmooyinka gobalka Banaadir oo looga hadlay todobaadkaan arrimaha tacadiyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed waxaa uuna ka dhacay xarunta ururka dhalinyarada gobolka Banaadir. Inta uu socday …